Riyada faraanti dahab lasoo helayo oo kaa lumay

Riyada:

Asc bahda daruuro  wll waxan ku riyooday  xalay ani oo fargal dahaba helooday oo waahore lumay dhulka kahelooday markaa wAn soo qaday gurigan imaday leeyahay markaa wXaan dhigtay miis hoostii miiska waxaa hoostiisa iyàalay osbaadhays badan oo misayla waaana dhxdhigtay dadbaan tustusayY oonlahaa  dahabaan helooday 

Riyada faraanti dahab lasoo helayo oo kaa lumay

Fasirka:

Riyada waa bishaaro waxa aad niyaysan tahay ayaad dhaqsi ku gaaraysaa inshaa Allaah


Previous Post Next Post