Riyada:
Sheeqoow wan kusalamey maxan kuriyoday bisad dhaleyso wanfirsanaye insha allah isojaab
Fasirka:
Riyada dhalmada bisadda waa barwaaqo iyo ribix badan aad heli doonto, waxaa kaloo lagu fasiraa war kaa farxiyo inuu kusoo gaari doono, guud ahaan waa riyo bishaaro ah oo fiican.