Riyada:
Shiq wxn Ku riyoday wilka Ka la tagnay o aamusan xaga IGA marayo naago bdn buqayan maxe tahay nagaha ano dhahaayo Wa la yaa Bana ilmaha aabahod o Kala tagnay xaga o kale IGA maraye asago aamusan dumar Ka kuwa dhan kiisa Ka hdlayo u arkaaye
Fasirka:
Riyada waxaa laga fahmayaa ninkaas inuusan kuusoo jeedin oo naago kale uu niyadda ku hayo oo uu hadalkooda maqalaayo buuqaas waa sidaas, codkooda ayaa kaa dheer oo ninka aad kala tagteen saameynayo.