Riyada eedo oo wejigeeda madow ah

Riyada:

waxan kuriyooday Eedaday oo wajigeedu madawga saaran sida qof gubtay oo kale timaha indha aanan ku oolin anigiina caaei markan idhahay ilahadashay oo ay tiri iska kaydaa wajigeedu aadbuu ugubtay

Riyada eedo oo wejigeeda madow ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa eedadaada inay walwalsan tahay oo murugo haysato oo ay qarsanayso Ilaahay haka qaado dhibka ay ku jirto wixii aad u qaban karto u qabo.

Previous Post Next Post