Riyada gabar dhakhtar noqotay oo caan ah kaddib dhimatay

Riyada:

Asc sheq waxaan kuriyooday riyo waxaana rabaa adigoo mahadsan inaad iifasirto riyadaaswaxayne kubilaabaneysaa sidaan

Ugu horeyn aninwaxaan ahy gabar aan guursan  waxane kuriyooday anigoo dictoor ah dadkane aad ay iijacelyihiin dadkane aan caawiyo waliba masaakiinta  kadiba qofbaa ii imaaday wuu isalaamay wuxuudha idhahay shukran laka markaan lafarxay salaantane kaqaaday kadib waan geeriyooday 

Marka adigooraali  iisharax riyadaa

جزاكم الله غير جزا

Riyada gabar dhakhtar noqotay oo caan ah kaddib dhimatay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto yididiiladaada iyo rajadaada waana riyo wanaagsan geerida hadda waxaa lagu fasiraa inaad ka gaarayso nolosha meesha ugu dambeysay oona khaatumadaada ay wanaagsanaan doonto adoo dadka ixsaan u samaynayo ee ma aha degdeg ayaad ka dhimanaysaa inshaa Allaah.

Previous Post Next Post