Riyada tuugo iyo mindiyo cusub iyo kuwo miriray

Riyada:

Asc sheq waxaan rabaa riyo inaad iifasirto xalay waxaan kuriyooday aniga iyo hoyadey walalkayga iyo walashayda iyo dadkale qarabo nahay oo banaanka fadhino meeshaan kuwada sheekeysaneynan kadib waxaa lagaaray xili danbo  waalakala xarooday oo inayseexdaan ayeey ubaxeen marka ay soobaxeen dhamaantoo ayaa bananka waxaa kusooharay Ani iyo halgabar yar oo aan habar yar uhay oo 2sano jir ah oo aan sinta kuhaayo lataaganahay ayaa waxaa isoo agmaray labo  wiil oo tuuga ah marka bananka dhan waxaa yaalay mindooyin marka mid kamid ah ayaa ahayd mindi xogoo wayn af zaaid leh oo cuseeb ah marka 2wiil markay arkeen inay aktayda mind fcn yaasho intakale ay af la,aan yihiin oo mirir ay yihiin ayeey iisoonoqdeen mindooyinkii 3 kamid ah qaateen 3daas waxaa kujuray mindidi fcnayd oo afka zaaid kalahayd waana hasha mindi kaliya ee meesha ugu fcn uguna cusub ugana wayn ahayd markaas ayaan uqeeyliyaya walalkayga  cabaar kadib way soonoqdeen oo mindooyinka ayeey soceliyeen lkn mida cusaybta ahyd ayeey kudhufteen darbiga darbigane wuxuu ahaa mid jiingad ah waxane jeexeen meel xogoo wayn markii uu walal kayga kusoobaxay eyey mindidii dhigayn wayna baxsadeen

 marka riyadaas rabaa inaad iifasirto mahadsanid  

جزاكم الله خير الجزاء

Riyada tuugo iyo mindiyo cusub iyo kuwo miriray

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow halis ah oo xiriirka qoyskiina rabo inay ku cayaaraan oo ay burburiyaan, si ay idinka sarreeyaan marka waxaa la idinkaga baahan yahay inaad ka digtoonaataan dadka noocaas ah way dhici kartaa inay qaraabada ka mid yihiim ama deriska, guud ahaan riyada waa digniin.


Dreams describe people who are serious enemies and want to play with your family relationship and destroy them, to be superior to you when you are required to be careful of such people it may happen that they are relatives or neighbors, generally the dream is a warning.






Previous Post Next Post