Wiil yar ilko loo galinayo walina ilko aan usoo bixin

Riyada:

Asc shiiq waxan Ku. Riyoday wilkeyga o yar iko laheeyn o ilko kor iyo hoos eh ano u galinaayo wilka ilko Uma sobixin lkn wxn Ku riyoday ani ilko gacanta Ku haaya Una galinaayo  sida ilkaha dantalka o kor iyo hoos a ah.

Wiil yar ilko loo galinayo walina ilko aan usoo bixin

Fasirka:

Inshaa Allaah waa riyo fiican ilmahaas yar nolol cusub oo fiican ayaa u bilaabanayso iyo mustaqbal wanaagsan sidoo kale wuxuu helayaa dad qaraabo garab istaagaya markuu weynaado waa riyo fiican.

Previous Post Next Post