Riyada shaqadii hore lagu noqonayo maxay tahay

 Riyada:

Haben walba waxan kuriyoda shaqo an 6years ago an katagay riyadan wayigusonoqnoqotey mar badan. Sometimes anigo shaqadi kulabtey

Riyada shaqadii hore lagu noqonayo maxay tahay

Fasirka:

Waxay tilmaamaysaa riyada nolol cusub inaad gali doonto oo la mid ah nolosha bilowgaaga hore, shaqada waxay matalaysaa noloshaada marka waa riyo fiican inshaa Allaah.

Previous Post Next Post