Riyada sedex mas oo la qabanayo

Riyada:

Asc sheq ugu horeyn wankusalaamay bacdusalaan sheq waxaan rabaa riyo inaad ii fasirto  xalay ayaa riyooday waxaana kuriyooday 3,ma's anigoo mar kacabsanaayo Marne aan kabaqayn oo aan wado gacmahakuhaayo oo aan xarig kuxiraayo 2 ma's markaan kuxiray xaraga  anigoo xogoo kacabsanaayo mid 3aad ayaa iidhimnaa inaan xiro rabay lkn zaaid ugu baqay waan xiri waayay markiidanbe iskudayay 3doodaba inaan guriga kasaaro 2 ayaa baxday midne waan kasaariwaayay naftayda ayuuba halis kunoqday

Marka waxaan rabaa inaan iifasirto riyadaas جزاكم الله خير الله يحفظك

Riyada sedex mas oo la qabanayo

Fasirka:

Waa sedex qof cadow ah waxaa ugu daran mid ka mid ah laakin waad ka adkaanaysaa wax dhib ah kuuma geysan karaan waxaa laga yaabaa midkooda inuu xoogaa ku wareeriyo.

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad aad u malaynayso inay daacad kuu yihiin laakin cadow ah is ilaali.

Previous Post Next Post