Riyada naag nuujinayso ilmo aysan dhalin

 Riyada:

Islan suqley ayaa cunug yar oo wil ah dibate cunigi ba oyayo markasa naskeyga siye cana sifican uderge markidambi hoyadisa ban ugeye. Fasir please

Xaas ilmo yar oo Hal sano wanujinaya

Riyada naag nuujinayso ilmo aysan dhalin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa culeys inaad dusha iska saari doonto in wax aad masuul ka noqon doonto waxaa laga yaabaa in arrin laguu dhiibto oo aad ka walwalayso inay wax kaa gaaraan, guud ahaan riyada fikir ayay tilmaamaysaa iyo masuuliyad

Previous Post Next Post