Riyada masaska iyo dibqalooca iyo yaxaaska oo weerar soo qaadayo

Rayida:

Asc sheq ugu horey wankusalaamay salaankadib waxaan rabaa riyo inaad iifasirto waxane udhaceysaa sidaan

Waxaankuriyooday anigoo masaas waaweyn iyo aweesooyin iyo yaxaas iyo dabaqalooc ama haraan  intaba isooweeraraayo waxaabakasiidaran maska aweesada ah oo jirkayga oodhan ayuu kusocsoconaayaa mar afka ayuu igagalaa xubinta taranka sidookale markaas ayaan leeyahay aniga xayawaan seen uguursadaa maguursan inaan kabaxsadobhadaan iskudayo makabaxsankari dhican midg janada ayaa igahoreysa janada albaabkeedane waxaataagan hooyadey dhinaca bidixne waxaa hadaan iskudayo inaan ugubaxsadane naarta ayaa igahoreysa marka xitaa wanaax iskudaynaa kor kor inaan ugu baxsado makabazsankaro oo yaxaaska yaa igahorey hoosne sidookale dabaqaloocii ayaaba igahoreeya dhexda ayaan taaganahay meelaan ubaxsadonma aqaan marka aniga dhan maskaasaa ileh oo sidii waxaadmoodaa inuu ilajoogo ninkayga oo meelkasto ayuu iiga socsoconaa marka riyadaas iganaxsatay ilaa iyo maanta aan ulnaxsanahay inaad iifasirto rajeynaa I.a

Riyada masaska iyo dibqalooca iyo yaxaaska oo weerar soo qaadayo

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa dad badan cadow ah iyo inaad ku jirto walwal iyo fikir ma tihid qof qalbigeeda u degan yahay, riyada waxaa kaloo la socdo qarow shaydaan, ku dadaal salaadda iyo adkaarta, kana fogow dadka cadowga ah oo xaasidka ah oo ku neceb, iska ilaali dambiga.

Previous Post Next Post