Gabar ku riyootay iyadoo sinaysanayso

Riyada:

Asc sheq ugu horey wankusalaamay waxaan rabaa riyo inaad iifasirto waxayne udhacaysaa sidaana

Waxankuriyooday anigoo zinaysanaya waliba qofka aan kazinaysanayan waa qof aan sifiican iskunaqaano oo aan saaxiipo nahay  marka riyadaas inaad iifasirto rabaa sheq 

Gabar ku riyootay iyadoo sinaysanayso

جزاكم الله خير الجزاء

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto waxaa laga fahmayaa inaad tahay qof guur u baahan oo dareenkeeda xoog leeyahay, marka Ilaahay sharta hakaa ilaaliyo, guur xalaal ah hakuu sahlo.

Previous Post Next Post