Riyada gabar joogta suuq dhar lagu iibiyo

Riyada:

Riyadaan ii fasir anoo jooga suuqa waliba meel lagu iibinayo dharka nimanka

Riyada gabar joogta suuq dhar lagu iibiyo

Fasirka:

Waa isbadal xagga noloshaada waxaa laga yaabaa in aad hesho arrimo aad ku faraxdo waliba nin ayay xiriiri la leeyihiin inshaa Allaah.
Previous Post Next Post