Riyada eeyga guudan oo gaari kula soo fuulayo

Riyada:

Asc walal waxaan riyo ku arkay aniga oo baabur saaran  oo eey gaduud ii soofolay gariga anigana waan buriyey  Eeya kabacdina wuu cararay.

Riyada eeyga guudan oo gaari kula soo fuulayo

Fasirka:

riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska fogeyn doonto qof halis ah oo aan wanaag kula rabin waliba cadow liito ah.

Previous Post Next Post