Riyada qoraxda oo ka soo baxayso meeshay u dhacdo

Fasirka:

Wll waxanku riyoday qoraxda o xagay u dhacday kaso baxday aniguna an dadku leyahay ingo soconayna naftu haynga baxde iska ashahata aniguna ashada ayaan ku cel celinayay  balse dadku may argagixiin ee qof walba shaqdisa ayuu iska watay

Wll riyada iso fasir

Riyada qoraxda oo ka soo baxayso meeshay u dhacdo

Fasirka:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dambiga waxaa lagaa rabaa mar walba inaad ku taagnaato diinta Alle, waxaa riyada laga fahmayaa adiga inaad tahay qof fiican oo diinta jecel dadka aad la joogtana ay yihiin dad diinta ka fog,

Previous Post Next Post