Riyada galmada nin naag uu furay iyo nin qubeysanayo

Riyada:

Wxn Ku riyoday ilmaheyga aabahod I galmonayo iyo nin hal lug u dhuban o musqul galayo Ku qubeysanayo kadib ani wa so baxay wxn arkay askar lcg iyo Tel Ka an wa Tay aan u turay Wil agteyda tagna carada Ku dugay wilki wo watay dhunta xoga Ka qalay Kadi ani horay u siisocday wxn u galay niman Bes Mel e Ku cuntenayan wa Ka si gudbay wado dher iska socday kaligey

Riyada galmada nin naag uu furay iyo nin qubeysanayo

Fasirka:

riyada waxay tilmaamaysaa in rag badan dan kaa leh oo ku rabo, ninka ku furayna wali inuu niyadda ugu hayo waxaa laga yabaa in adiga aad soo xusuusanayso wixii idin dhex maray sidoo kale riyada waxaa laga fahmayaa in aad fikirsan tahay oo buuq kugu furan yahay.


Previous Post Next Post