Riyada ilig ka jabayso ilmo yar

Riyada:

sc waxan ahay gabar xaas ah waxan ku riyooday subax aan hurdayay wiilkayga igu yar o ilig labada foolka hore ah mid dhinac ka jabay o an leeyahay ya ka jabshay sheq iga so jawab jizakallahu qeyr waliba subaxaas school baan u diray dadoosana wa 10 sano iyo 10 bilood

Riyada ilig ka jabayso ilmo yar

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo dhici doono waliba dhib kaa soo gaari doono marka ka ilaali ilmaaga meelaha qaar adigana iska jir meelaha dhibka kaaga imaan karo.

Previous Post Next Post