Qofkii ku riyoodo sacad cusub asoo xidhay

Riyada:

Asc waxaad ii fasirtaa iyadoo sacada cusub oo cad oo ah kuwa qalbiga ah oo xidhay  kune fiirinaayo iftiin  inshallah

Qofkii ku riyoodo sacad cusub asoo xidhay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa guusha inay kuusoo dhow dahay inshaa Allaah waa riyo fiican, waa hormar aad gaari doonto.


Previous Post Next Post