Riyada lacagta la helayso maxay tahay

Riyada:

Last night waxan kuriyode anigo lacag fara badan hasto Mel suk na wanjoge surwal dera qurux badan oo jala wankahele lacag dolar oo qartas na balance walisoceliye suk kala usocde lacag  kun kun oo dulka yasho habad habad ayan u arursade Talabada siqadoba kun kala an hela marka nin an garaneyn aya idabo socdo lacagta an kohorqate ayu rawa Inuigaqato wanaka cararey.

Riyada lacagta la helayso maxay tahay

Fasirka:

Riyada waa bishaaro fursad ayaad heli doontaa oo fiican oo la xiriirta mustaqbalkaaga waana hanti gacantaada si sahlan kusoo gali doonto waxaa laga yaabaa qof inuu damco waxa aad helayso inuu wax ka qaato, lacagtaasna waxay kaa soo galaysaa nin xaggiisa.

Halkan ka daawo riyada lacag oo faahfaahsan

Previous Post Next Post