Riyada walaasha oo dhoolacadeynayso oo labisan

Riyada:

Walashey oo marwo ah na wankuriyode ayado dolacadeyneyso  libis qurux badan wadato oo xijab aah markasa igudahde cur an leyahay oo gawar meshi na wasidi lashegayo markan dalo wabaxa.

Riyada walaasha oo dhoolacadeynayso oo labisan

Fasirka:

Riyada waa wax fiican farxad idin imaan doonto ayay tilmaamaysaa, uurkaas wuxuu noqon karaa uur dhab ama siyaado xagga maalka iyo hantida.

Previous Post Next Post