Riyada anoo hooyo hadalkeeda hadal kale ku celinayo

Riyada:

Wxn ku riyoday lawo jer cml aniga iyo hooyadey oo buqeyno yacni isdagaleyno halkey idhahdo kiisa kale ayn dhahaa markas ayn ku leyahay abaheyga ayn kaga dacwonaa markas abaheyga markan arko ciil dartis hdalka iga ma so baxaayo iliin lee iga socoto markas abaheyga wuxu ileyahay kalay adiga maa san noqday Quran ayan ku saraa

Riyada anoo hooyo hadalkeeda hadal kale ku celinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo noloshaada ku saabsan laysku qabsan doono marka labada waalid ha isku dirin oo ku dadaal inaad warkooda maqasho

Previous Post Next Post