Riyada mas oo jiiljiil dafayo oo lagasoo dhicinayo

Riyada:

Asc walaha daruuro waxaan ku riyooday guri anoo jooga gurig waxaa  joogto digaag dhalo fara badan aad u badan haysata oo jijii hada dilcay ah markaa guriga dhexdiisa waxaa kasoo baxay dodyar oo kan maska mas madow oo dhal ah markaa  labo jiijidii yaryar buu isla qaatay jiijii waxaan kwada digaagta dhasheeda markaa wiiqwiiqdooda maqlay wan ku soo orday waana kadhigay iyagoo nabbad qaba waana dilay godka isagoo raba in uu lagalo markaa asn kadhigsy anoo dilaya maqlay dad niman ah oo hadlay oo dhahay soo madhalo kii kalaayiri haa lkn waa lalaynayaa intii dhalatabaa aad baa lojaraa midna kama hadhayo markaa waxaan u fahmay maska dhashiisa maska waxaan islahaa godkuu ku jiraa godkuna gurii an markaa joogay oo aqal somali u ekaabuu ku dhexyalay digaagtiina dhalaheedii waan u bad badiyay

Riyada mas oo jiiljiil dafayo oo lagasoo dhicinayo

Fasirka:

Waa cadow iski dayaya inuu guriga wax ka qaato ama dad dhib ugu geysto waliba ilmo yar marka iska jira waxaana laga fahmayaa riyada in cadowgaas sal ku leeyahay meelo din dhow.


Previous Post Next Post