Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta

Riyada:

Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta mar la xambarsan dhabta ku haayo riyada dhex deeda wxn daremaa in an cunuga an Ani dhalay

Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inshaa Allaah guur haddii aad tahay gabar aan wali la guursanin haddii lagu qabin waa khayr badan aad heli doonto.
Previous Post Next Post