Riyada qof toorey iisoo qaatay igu waabinaya

Riyada:

A S C, wll mn marka hore wan kusalaamey kadib wll waxaan habeen ku riyooday anigo jooga  dad colaad inaga dhaxeeya magaalo ay lee yihin guri kamida anigo dad farabadan la fadhiya dadki colaada inaga dhaxeeyay nin kamida ayaa gurigi soo galay kadib dadkii mesha fadhiyay intuu soo dhaafay ayuu aniga i imid tooray buu watay marka tooraydi isago igu waabinaya oo raba inuu igu mudo ayaan hurdadi kasoo toosay anigo aad u nax'say ee bal riyadan i fasira mahad sanid.

Riyada qof toorey iisoo qaatay igu waabinaya

Fasirka:

Riyada waa digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay wax kula maagan yihiin, waxaa dhici karto dadka cadowgaaga inay qorsheynayaan arrin ay kugu dhibaatayn karaan.

Dreaming is a warning to beware of some people who may be dealing with you, it may happen that your enemy people are planning something that can harm you.

Previous Post Next Post