Riyada:
A S C, wll waxaan habeen ku riyooday anigo sheekh xusen cali Jibouti meel aan meshay ahayd aan garaneyn kur'si kula fadhiya sheekha marka anigo sheekha la fadhiya waxaa mesha igu timid gabadha xaaskayga kadib intay timid aye hadalo masayir/hinaaso/ oo kale igu tidhi aniguna waxba umaan jawaabin lkn sheekha igu dhahay aamus oo iska dul'qaado bal riyadana i fasira mahad sanid
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto nin caan ah oo dadka ay qiimaynayaan markaas dumar badan ayaa ku damci doono taas oo keenaysa xaaskaaga inay maseyrto