Riyada anoo ku kor dagaya dad dagaal ku jiro

Riyada:

A S C, wll waxaan ku riyooday xili wakh'ti habeen ah meel uu dagaal ka socday dadkii dagaalamayay anigo kor'kooda sidii shimbirta oo kale ka duulaya iyaguna i fiirinayaan bal riyadana i fasira mahad sanid 

Riyada anoo ku kor dagaya dad dagaal ku jiro

Fasirka:

Riyada waa badbaado waxaad ka badbaadaysaa dadka cadowgaaga oo dhib inay kuu geystaan rabo waana guul degdeg ah

Previous Post Next Post