Riyada gabar meel doog biyo leh joogto

 Riyada:

Asc wll 

Riyadaan ii fasir waaxaan gabar aan wali la guursan waxaan ku riyoodey aniga iyo gabadh saaxiibo ahaan jirnay xiliga iskuulka intaaan soconay sidaan usoconaynay baan waxaan aragnay dhul qurux badan oo kor ah marka waxuu lahaa geedo cagaar ah biyana hoos kamarayaan marka gabadh kale oo aan aqaan Anigu baa mesha udhow marka waxaan dhahnay apayoh meshan quruxda badan vidio nooga duub aniga iyo saaxibtay maxay noqonysaa walaal hada ka horna waaku riyoodey dhowr Sano dhul cagaar ah ooo quruxbadan anoo dhex jooga

Riyada gabar meel doog biyo leh joogto

Fasirka:

Waa nolol aad u fiican iyo barwaaqo aan lasoo koobi karin waxaa ku sugaya mustaqbal farxad iyo barwaaqo wato inshaa Allaah.

It is a very good life and countless prosperity awaits you in the future with happiness and prosperity, God willing.


Previous Post Next Post