Nin oo rabo ilmaha inuu iga dilo ugu dambeyn anaa dilayo

 Riyada:

Waxan ku riyoday 3carur ayan haysata illaah ha i xafide

Waxan riyo ku arkay nin la dhahaayo wuxu dila carurta yar yar wuxuna raba in uu ika dilo sedaxda ilmo wan kala cararaa dadka ikama qabtan ninka way na fiirsanayn uku daben wan isla bodnay waxan gadaal garabka hoostisa ka kiliyay qori dhulka yaalo wan ka so cararay intu xanaqay ayu iska so siibay wuna so borsaday wuxu markasta u orda xaka ilmaha marki dabe dad badan o nadawanaya ayan gabadh ka dhax aqonsaday waxan ku dhahay ilmaha ii haay wan laso dagalay wayahy madama uu rabo in uu ilmaha kaliya rabo in uu ika dilo waxan horay u qaaty boobilo ilma ah gabadhi aya ika daba qelisay cunug maqadaty anigo rabo in aan runta u sheko ninki aya gadaasheyda ka imaanayo aska i ceersanaayo uku dabeen geed weyn dhulka ku jira ayan ku tuura dhuunta ayu ka kalaa mesha ayu ku dhacaa ninka dib u fiirinaa waa nin dheer oo xoog leh aad u xoog badn waxan ku so xeraa albaab. Weyn gabadhi aan.ilmaha u dhiibty aya ila dagaalesa ninka maxaa u dishay yaa dil ki dhahay ayada i fagan faganeso hurdada kaso boday anigo madax i xanunaayo.

Nin oo rabo ilmaha inuu iga dilo ugu dambeyn anaa dilayo

Fasirka:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof cadow ah oo xaasid ah oo ilmahaaga dhib la maaggan marka iska jir dadka qaar oo laga yaabo inay dhib kuu geystaan, waxaa kaloo riyada ay wadataa bishaaro oo ah inuusan ku dhibi karin qofkaas Alle ayaa shartiisa kaa qabanayo.

Previous Post Next Post