Riyada gabar ukun dhashay

 Riyada:

Asc wll magacayga waa caisha gabar wlashy ah ayaa igu riyotay anigo labo ukun dhaly biyo akhatar ama cagar sidada u taqana o cagad yar ku jira haysta  o an leyahay waligay waxan radiin jiray biyahan waliba biyaha waxa ku dhex jira labo wax o dhalalaya


Fasirka:
Waa riyo fiican ilmo badan ayaad heli doontaa iyo barwaaqo iyo nolol aaran, iyo meel cagaaran oo doog wada ah 
Previous Post Next Post