Riyada gabar aanan garanaynin anoo u galmoonaya

 Riyada:

A S C, wll xaas baan qabaa lkn waxaan ku riyooday anigo galmo la samaynayo gabadh aan garaneyn markaa galmadaan la samaynayay gabadhaas wax biyo ama shahwo ah igama imaanin ee bal riyadan i fasira mahad sanid?

Riyada gabar aanan garanaynin anoo u galmoonaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo guul inaad heli doonto waxyaalaha aad raadinayso dantaadana waad gaari doontaa.
Previous Post Next Post