Xaaska saaxiibkayga oo naasaheeda jirkayga saartay

Riyada:

A S C, wll waxaan ku riyooday wiil aan best friend nahay gabadhu qabo iyado dharka iska saarin ayee naasaheega jidhkayga ku xashaysay aniguna  waxba kumaan samayinin markaa riyadan yaab wayn ayu igu beeray waayo gabadhan wax inaga dhaxeeya majiro oon ka ahayn ixtiraam dumaashinimo ah bal riyadan i fasira mahad sanid?

Xaaska saaxiibkayga oo naasaheeda jirkayga saartay

Fasirka:

Digniin ka qab iska ilaali inaad fududeysato oo aad sheeko la wadaagto waxaa laga yaabaa shaydaan inuu maskaxda ka galiyay fikir iyo waxyaalo aan wanaagsanayn.

Be careful to be careful not to simplify and share a story with whom satan may have brainstormed thoughts and unpleasant things.
Previous Post Next Post