Riyada sixirka iyo naagta dhar cad wadato

Riyada:

Asc bahda daruuro  wll xalay waxaan ku riyooday anigoo guri ku jira ani iyo gabar an inmo Bti nahay waxaa noosoo gashay islaan dhar cadcad qabta way iisoo gashay waxay igu tiri waa lagu sixray waxaana ku sixray nin aad taqaano makaa saaaa haa baan dhay   waxay barkin meesha taalay oon lahaa anaa leh waxay kasoo saartay warqad waxan aana garanay ku qorantahay iyo wax madow markay soo saartay wanab dhacay waana soo miyirsaday wayar kadib markaa waxan dhahy hooyaday madaxaa laga ayaa ee iyadana maxa haya waxay itiri hooyadaa naag qumaya ah isheedaa mada uga jirta waxana dhay kasaar barkin kalay soo qaaday waxàan si fiican loo arg abay kasoo bixisay oytiri w ISHII HOOYADA AHAYSAY WAXANA ILA JOOGATAYATKAN ZANUUNSADO LA HADHADLAYSAY GABAR AAN INMO ABTI NAHAY 

WXAAN ÀD U AQRISATAY SUURATU FAATAXA

Riyada sixirka iyo naagta dhar cad wadato

Fasirka:

Riyada waxay kaaga diigaysaa arrimo yaab badan oo la xiriiro sixir iska daawey oo quraanka akhriso

Previous Post Next Post