Riyada magaalo iyo cunto bariis la karinayo

Riyada:

Asc bahda daruuro waxan kuriyooday anoo  waxan tagay magalo mar hore iigu danbaysay cid aan qarabao nahay waxan arkay cidio guri kasamaysana sarab ama geea carishanta laga dhisto gadaal ka dhigay dhagax horayna sideedii tahay gabafha waan waydiiyo waay idhahay gadaal wuu yar ka licoo fhagaxbaan ka dhignay intakalana waa sidiisii markaa iyadoo wiilyar oo quran wda taan oo yar kaansha daran arkay waxan ku dhahy ana kuu karin qaad markaa  basashhi shiilay aa bariis xams soo shub tagay ee guri galay bariiskii so dhaqay waxaanaba arkay digsiga alabariyaa oo bariis basmatiya oo bar bisil oo dabkii iisàran oobisladay carfaya ofabkii iisaaranarkàn ku shub isdhahay waba bariis ii bislaaday markà iyan ku ridaan kasoo guray  bariskii digsiga 25 kariya buuxa anoo haysta igu fanbaysay.

Riyada magaalo iyo cunto bariis la karinayo



Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub iyo isbadal kuula soo gudboonaanayo, waa riyo wax badan wadato oo la xiriira  noloshaadam waxaad heli doontaa arsaaq iyo nolol barwaaqo ah laakin wax ay ka dhiman yihiin.


Previous Post Next Post