Riyada walaalka dhintay hadana mar kale la aasayo

Riyada:

 Asc walaal, inaad ficantahy baa rajaynyaa.

Walaal riyo baa rabaa ina ii fasirtid waxaan ahy gabar oo xaas maihi walina ma guursan waxaa ku riyooday walaalkey oo Mar hore dhintay oo xalay haddana Mar labaad asayno buuq baddan majirin dad baddana meesha kumanan joogin.

Riyada walaalka dhintay hadana mar kale la aasayo

Fasirka:

Waxay tilmaamaysaa riyada in murugada aad ku jirto aad ka bixi doonto waxaad galaysaa nolol degan aan walwal iyo cabsi iyo fikir lahayn inshaa Allaah

Previous Post Next Post