Riyada gabar lagu dari rabo nin ayasan aqoonin

Riyada:

Asc walaal inaad cafimaad qabto baan rajaynayaa.

Walaal waxa ii safirtaa riyadaan

Gabar baa ahy oo wali xaas manoqon nin baa wada shekeysanaa xalay na waxa ku riyooday anoo nin aan aqoonin isoo doontay laisiinayo Ana aan diidanahy oon dhahayo ninkii hore oon lashekysan jiray maqiyaamayo oo laigu qasbayo wajigana qasil wax u eg laii marinayo kadibna galey cml qasilkii u ekaaday. Mahadsanid

Riyada gabar lagu dari rabo nin ayasan aqoonin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu jiro oo niyadda kugu hayo oo adiga aadan ogeyn wuxuu soo muuqanayaa marka nin kale kusoo doono oo guurkaaga la ogaado inuu soo dhow yahay, marka Ilaahay khayr haka dhigo.

Previous Post Next Post