Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Riyada:

 Asc walla waxaad ii fasarta xalay waxaan ku riyooday shaydhaan I Soo weraaray anigoo gurigayag jooga kadib waxaan aqrisray ayaad kursida iyo inaan iskanaaro shaydhaanka kulba albaaka ayuu fijistaa markuu I arko ayuu caraari kadib hadane waxaa uu Soo istaagi daaqada anigune waxaan wadaa adakaarta , Kadib waxaan eryadaba waxaan wada tagnay bada hadane waxaa I Soo weraaray kuwa dooni saaran ,

Intaas aniga waxaan wadaa adakaarta ,

Markaan isla daalanay oo aan KAWADA adkaaday ayaa waxaa aniga ii yimid ruux nin ah waxaan adakaarta wadnaba bada dhexdeedii 

Kadib waxaan Kari waynaya mid wayn waxaan kubaxnay roog quruxbadan oo bada dusheeda saaran waan fuulnay waxaan  na loo sheeegay inuu yahay saligii uu kutukan jiray nabi muxamad NNKH ,

Wixii uunaga hadahay waxaane ku saydhanay biyo kada ayaya salaiga inshallaah

Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Fasirka:

Waa riyo cajiib ah waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad xaasidiin ah oo aan kula rabin hormar iyo guusha aad gaartay, marka waxay isku dayayaan inay dhib kuu geystaan waxaad la mari doontaa halgan adag laakin marka ugu dambayso waad ka guulaysan doontaa ku dadaal quraanka iyo diinta gaar ahaan ku salli mar walbo rasuulka SCW. arrimahaas ayaad kaga badbaadi kartaa kaliya.

It is a wonderful dream it indicates that there are jealous people who do not want you to advance and the success you have achieved, when they try to cause you harm you will go through a difficult struggle but in the end you will succeed in striving for the Koran and religion especially in the Messenger of Allah. You can only survive these things.
Previous Post Next Post