Riyada laba nin oo dhalaalay markaan akhriyay aayad kursi

Riyada:

Asc walaalo Waxaan ku riyooday anigoo aqrinaayo ayatkursi oo laami dheer maraayo 2 nin ayaa wada iga hor istaagtay kadib cabsi madaremin ayadkursiga aya sii wayay oo dhamestiray anoo dhaxda garin aqriska ayaa nimanka wada dhaxded tagna dhalalay aniga na wadhamestiray aqriska lakin rida dhaxded wala yabay 2 nin oo dhalashay. Somaliga qoralkis iskuma ficni waxan rajeyna inaad fahantay

Riyada laba nin oo dhalaalay markaan akhriyay aayad kursi

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kaa ilaalinayo dadka cadowgaaga ah labadaas nin waa dad xun oo sixir iyo balaayo adeegsado Alle ayaa kaa badbaadinaya dadkaas haddaad ku dadaasho quraanka kariimka.
Previous Post Next Post