Riyada sariirta caruurta oo suuqa lagasoo iibinayo

 Riyada:

Asc waxa ku riyooday anigo dukanka kaso iibsanayo sariirta caruurta 2 xabo lakiin waa sariir logu tala galay 2 jir ilaa  13 jir qayasti sariirta baburta ah  Markaan arko ayaan dhahay sariirtan midu wilkeyga isticmalay aye u ektahay lakin wa ayadoo cusub  oo dukanka talo. Xaladeda hadan ka hadlo xaas ma ihi Arin culusna wa iska key hestaan

Riyada sariirta caruurta oo suuqa lagasoo iibinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursanayso oo caruur kale aad dhalayso oona aad ka baxayso dhibka aad ku jirto inshaa Allaah.

Previous Post Next Post