Riyada cirka oo ku qoran magaca Alle الله

Riyada:

 Asc sheekh waxan kuriyoday riyo aan kayaabay isoofasir ilaahay haku barakeeye

Sheekh waxan arkay samada oo qoraal ku qoranyahay qoralkana waxa waye sidan 

الوالد شيخ::::::::::::؛:

Kadib meeshas banaan ee dhibcaha leh ani ahaan waxan u akhriyay on walaashay ushegaya in lagawado sh crashiid sh cali sufi kadibna qoralkala kusii qornaa lkn markaas ahaanba mafahmin qoralkii kale kadib hadana waxan arkay xidigo badan oo meel iskugu urursan oo si cajiiba usharxan waxan kadhax arka qoral waxan isku dayay inaa tuso walaashay way arki wayday macalaa xidigihii markay arki wayday ayan midkaloo walashay ah sowaday saan utuso waxa samada kuqoran way arki wayday markasan iskudayay hadana inaa samada dhinac kale katuso xidigihii dhaxdooda maahe meel kale kadibna way aragtay qoralkana wuxu ahaa 

الله  sidaas ayay uqornayd kadib hadana midkaloo walashay ah ayan isku dayay inaa tuso magacii الله ilamaysan arkin lkn hadana waxan aragnay fardo farabadan oo aad u cadcad oo cirka dhan ku or ordayo orod xoogana maaha inay ciyaarayan oo kale  lkn fardaha waxay kasamaysanyihiin daruur cad cirkana way kasokeeyan oo waxay ku ciyaarayan halka daruuraha ay joogan oo kale sheekh riyadas isoofasir

Riyada cirka oo ku qoran magaca Alle  الله

Fasirka:

Riyadan waa riyo tilmaamayso arrimo waaweyn ka dhici doono caalamka waxaana ay la xiriiraan mustaqbalka muslimiinta, waxay tilmaamaysaa guul iyo jabka gaalada waliba arrimaha hadda ka socda dhulka falastiin oo bilowga guusha muslimiinta ah ayay xiriir la leedahay mustaqbalka waxaa guulaysanaya muslimiinta.

Sheekh Cabirashii Sheekh Cali Suufi waa qof qaari ah oo quraanka akhriskiisa caan ku ah marka waa guusha quraanka iyo diinta islaamka inshaa Allaah.

Previous Post Next Post