Riyada guriga oo dhulkiisa jajaban yahay

Riyada:

Walaal waxan ku riyooday aniga oo hurda kasokacay qolka caruta fadhiga markan imit waxan arkay sariir ween go cad lagu goglay lakin sarita Wax lagu jiftay o laga sokacay aye ehed fadhigana dhinicisa kale dhulkisa wa jabjabna si qaab daran god cml laakin dhisma aya ka socday ilaa jikada. Waxaan iri Alla caruurta meel ee kusocdan ma helaayi kama farxin sida guriga loo jabjabiyay ninka guriga leh wu i qayanay hadu dhisayo maxu igu shegi wayay. tan kale gurigaan wa cariiri Inaa ka guuro ayaan rabay oo mid ween dago intaas aan iri Kadib Irida laga soo galaayana takaban ag yalay waxa surna dharka raga gedaha futashariga  lagu qaato oo madow aye ku jiren  waana sokacay.

Walaal riyada waan iska kaa weydiyaa mararka qaar hadada rabin waad Ii shegi karta waana mahad san tahay

Riyada guriga oo dhulkiisa jajaban yahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto arrimo xoogaa ku dhibaya oo aadan ka heli doonin waxaana sabab u noqnayo nin kuu dhow oo aad ku kalsoon tahay.


Previous Post Next Post