Riyada baabuurta ciidanka itoobiya oo ay ku qoran tahay shahaadada

Riyada:

Asc walaal waxaad ii fasirtaa 

Anigoo fiirinaayo gaadhiga ciidamada oo uuraarlka ay itoobiya ciidamkeedu istcmaaala oo xaga muraayada Hore ay kaga qorantahay ashahadada 

Kadib aggtayda ayaay baabuurtii istaagayn meeshasine roob baa ku da,ay , Asc wll waxaad ii fasirtaa aragtida baabuurta ciidamka uuraalada oo xaga hore kagaga Quran yihiin a shahaadada

Riyada baabuurta ciidanka itoobiya oo ay ku qoran tahay shahaadada

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa guusha ay heli doonaan dadka muslinka ah oo ku nool dalka itoobiya inshaa Allaah waa riyo baishaaro ah

Previous Post Next Post