Riyada guri hooyo ay jiifto iyo meel buuq ah

Riyada:

Asc walaal waxan ku riyooday aniga oo safartagay kana soo kacay Guri yaranteyda an dagnen oo la cusbonesiyay oo quruxbadan  aniga iyo carur an dhalay. Kadib Hooyo aaway an iri waxa ley yiri gurigas qadiimka ah aye jifatay ayada iyo Saxibteed. waa naxay. Hooyo an aday waxan  iri hoyo halkan maxa u jifatay  aniga aya jifanayo iyo ilmaheyga ee adiga guriga cusub jiifo. Hooyo kuma farxin weyna diiday oo waxey tiri ana inta jifanayo adiga iyo caruurtada halkaas ayaa kuu fican ilmaha halkan uma ficno aye tiri.Hooyo guriga ma rabto lakin Ani ayee iidide. Inta baxay aya so dhuntay gurigi ayaan hagajiyay. Guriga gudihisa ma qurxona bankis buuq aya ka socdo hortisana biyo ayaa fadhiyo o wasaq  ah markas an iri gurigaan nadif ma nokhonayo meel lagu nasankarana ma aha  kadib waxa  niyesana Hooyo inee  nala jifato guriga cusub anigana aan uso laban Kaas sawabtana meel wasaq ah iyo buuq aye ehed. Kadib gurigi kale oo yaranteyda dagana ayan usolabtay waana farxay meel dagan oo xasiloon oo qurxoon ayan kusolabtay kadibne waa. Sokacay. Youtubkaaga aad aya. Ugu xiranahay wana mahad santahay.

Riyada guri hooyo ay jiifto iyo meel buuq ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto buuq iyo dood oo la xiriira familkaaga iyo dad kuu dhow sidoo kale murugo ka dhalanayso arrimahaas, inshaa Allaah Ilaahay ayaana kaa badbaadin doono isku day inaad yeesho warka hooyadaada hadduusan ahayn mid qaldan.


Previous Post Next Post