Waxaan ku riyooday wiilka iqabo aabihiis oo tusbax i siinaayo

 Riyada:

Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu shiikh Jazaakallaahu khayran shiikh Riyadaan ii soo fasir ala haku barakeeyo 

Waxaan ku riyooday wiilka iqabo aabihiis oo tusbax i siinaayo

Fasirka:

waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa xasilooni iyo degaan iyo barwaaqo gurigaaga u imaanayso waa khayr inshaa Allaah.


Previous Post Next Post