Riyada adeer oo xanuusan guriga iigu yimid

Riyada:

Asc wll khayr alaah ku siiyo 

Waxaad ii fasirtaa 

Hadii uu kuu yimaado riyada sheekh adeerkaa ah oo  soone galo gurigaga ayaan ku idhi adeer seed tahay oo guurmaad timid ,Waan jogay waane fiicanahay Marka xoogaa xanuun ayaa haya oo makici Karin , inshallah khayr alahaa kusiiyo

Riyada adeer oo xanuusan guriga iigu yimid

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad danahaaga gaarayso laakin xoogaa waxaa lagaaga baahan yahay inaad dadaal dheeraad sii bixiso ha nasanin ilaa aad ka gaarto ujeedadaada.

Way dhici kartaa dad gaar ah inaysan kula rabin inaad meel sare ka gaarto shaqadaada.


Previous Post Next Post