Riyada nin shaati cad aan u doorayo

Riyada:

Asc Macalin waxan ku riyoday aniga oo suuq joogo una dooraayo nin shaati cusub uu gadanayay waxana iri ninka wuxu ku ficanyahay inuu shaati cad qaato ee kaas ha gato 3 jeer aan dhahay shaati cad  shaati cad shaati cad mana arkin qofkas qof kale aya inoo dhaxeyay aan hadalka ku dhahayay nuc kale  inu gadto uu xirto ma rabin kadibne waan soo kacay

Riyada nin shaati cad aan u doorayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin ayaad gabar fiican oo qalbi nadiif ah u doori doontaa oo uu guursanayo waana riyo khayr ah inshaa Allaah.


Previous Post Next Post