Riyada nin xaas leh oo helayo dhayman

Riyada:

Wll  waxad ii fasirtaa riyo oo uu ku riyooday sawjkayga wuxuu ku riyooday isaga oo hellay dhayman  ku jiray walxa yar oo markuu furayna waxaaba ku jira dhayman yar oo cad oo dhalaalya oo aad uqurux badan markuu hellayna wuu qarsaday si uu iibiyo

Riyada ayuu ku riyoday wll iso fasir insha allh wllo wll hadii an ku fahan siyo walaxda yar ee dhaymantu kaso dhexbaxday waxay ahayd laf yar o dhubaan

Riyada nin xaas leh oo helayo  dhayman

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso farxad iyo in la gaaro danta la leeyahay ninkaaga waxaa u hirgalayo arrimaha uu niyadda ku hayo waa riyo fiican.

Previous Post Next Post