Riyada:
Asc wll
Waxaanku riyoodey
Qudhaanjo badan oo qolkayga safiitada ama bilfoon kolba saad utaqaan iyadoo meeshaas agteeda kabuuxda iyadoo fara badan maxay noqon kartaa wll iisoo fasir
Fasirka:
Waa digniin waxaa lagu fasiraa hadda dad oo xaasid ah oo dhib badan oo gurigaaga soo galo oo aadan dareemaynin inay dhib wadaan