Riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay

Riyada:

Asalamaleykum riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay please

Riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay

Fasirka:

Riyada ninka qaawan oo ku jiifo boga xaaskiisa waxay tilmaamaysaa inuu daacad uu u yahay naagtiisa, waxba aan u qarsoonayn oo xaaskiisa uu aad u jecel yahay waa riyo fiican markay xaaska aragto
Previous Post Next Post