Riyada mas madow oo jidka ordaya oo la dilayo

Riyada:

Asc sheekh waxan ku riyooday mas madaw o wada ordayaa on wadada taganahay aadna wuu u wayna wanan ka cabsanayay ugu danbayn maskii madooba wadada wu kuso la laabtay wiil yar buu sigay u qaniini gaadhay caruur kubad u socota dishay madaxay iyo saynta intay qabteen meeshi baan so maray isagoo go go ay o midab kale ah iso fasir

Riyada mas madow oo jidka ordaya oo la dilayo

Fasirka

Waa cadow aad u daran oo marka ugu dambayso laga guulaysanayo waa qof xun oo wax badan kaa hortaagan oo laga guulaysan doono.

Previous Post Next Post