Riyada qofka oo cillaan madaxa marsanayo

 Riyada:

Asc walaal waxaad ii fasirtaa anigoo madaxa marsanya cilaan oo sifiican u marsaday kadibne aan muraayada isku fiirinaayo insha allaah ii Soo fasir.

Riyada qofka oo cillaan madaxa marsanayo

Fasirka:

Riyada way fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto raaxo iyo farxad iyo niyad wanaagsan waa khayr badan inshaa Allaah.


Previous Post Next Post